News

Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka??

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u doortay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan  ka dib doorasho ka dhacday Muqdisho. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan  waxa uu ku dhashay magaaladda Baydhabo sannadkii 1957-kii, wuxuuna W/barashadiisa ilaa Dugsiga Sare ku soo kala [Sii Akhri..]