Dowladda Qatar oo Ku Guuleeysatay Hal Arin oo Muhiim u Aheed!!

Iyado Maanta uu is casilay Prof Jawaari Gudoomiyahi Golaha Shacabka aya waxa arinkaasi qeyb ka qaatay Dowlada Qadar oo lacag fara badan ku bixisay Mooshinka iyo Foodadii uu galay Golaha Shacabka.

Dowlada Qadar oo Malaayiin Dowlar ku bixisay Mooshinka Gudoomiyaha aya hada ku guuleeysatay qorshaheedii ay ku dooneysay in meesha ka saarto Gudoomiye Jawaari.

Dalka Qadar aya arintaasi ka damacsan in uu fushto danahooda gaar ka ah oo ay ku doonayaan in ay ku qabsadan howlahooda Muhiimka iyo in ay la wareegaan Hey’adaha Dowlada kuwooda ugu muhiimsan.

Danaha gaarka ah ee Dowlada Qadar ee Soomaaliya aya ah kuwo halis ku ah jiritaanka Dowladnimada Soomaaliya iyago Qorshahoodu uu dhaawacaayo Shacabka Soomaaliyeed.