Gudoomiye Jawaari oo Xildhibaanada Garabkiisa u Shegay In Kooxda Qiyaano Qaran Ay Dalkan Afduubayan

Waxa xiligan kulamo kala duwan ay ka socdaan Vilal Soomaaliya sida an wararka ku heleyno, kulamadan ayaana lagu gorfeynaya is casilaada Manta ee Gudoomiye Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari.

Kulamada Madaxtooyada Soomaaliya ka socanaayo tilaabooyinka xiga ee dowlada qaadeyso iyo cida ay u qorsheeyeen in uu booskaasi u buuxiyo si danahooda uu ufuliyo.

Gudoomiye Jawaari ayaa la kulmaya Xildhibaanadii taageersanaa iyadoo uu kaga hadlaayo in xal u roon umada Soomaaliyeed qaadanaayo,iyado kooxda Qiyaano Qaran aysan dani ka leheyn Danta Shacabka Soomaaliyeed.

 

Xildhibaanadan aya kaliya saakay ka war heley arinkan iyago ka carooday is casilaada Jawaari, iyago saakay aday u kalahay Xarunta Golaha Shacabka si ay wax ugu qabtaan kooxda Qiyaano Qaran kaso biyo cabay.

Gudoomiye Jawaari aya saacado badan kulamo la qaatay xalay Madaxweynaha Soomaaliya waxana jawaari mar kale madaxweyne Farmaajo uu usoo bandhigay in uu is casilo arinkaasi oo markale u muujiyay Gudoomiye Golaha Shacabka in arinkaan uu weli Madaxweyne Farmaajo ku dhex jiro oo uu doonaayo in uu meesha ka saaro..