Gudoomiye Yariisow oo Isku Badalay Wariye Makaroofanka u Qabta Raii’sul Wasaare Kheyre

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho aya sameynaya Ficilo anan wanaagsanen kuwaasi oo baal maraya shaqooyinka qufku uu ku xadidan yahay.

Dhawaan waxa Shaashadaha kaso muuqday Gudoomiye Yariisow oo Makarafoonka u toosinaya Raiisul Wasaare Xasan Kheyre oo Xiligaasi isu diyarinayay in uu qudbad jeediyo.

Waxase sharaf kadhac noqotay Masuul Makarofanka u haya Masuul kale oo Qudbeynaya waxaana arinkaasn siyaabo kala duwan loogu Falanqeeyay Barta Bulshada ay ku xiriirto ee Facebook-ga.

Gudoomiye Yariisow oo u muuqday mid ka duulaya Xilka loo dhiibtay ee Gudomiyaha Gobolka Banaadir ayana sameynaya Ficilo uu ku raali galinayo Xasan Cali Kheyre.