News

Boqor Buur Madoow oo Hargeysa Lagu Xukumay

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee gobolka Maroodi Jeex ayaa xukuntay Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadow oo dhawaan lagu xiray Hargeysa balse markii dambe damaanad lagu sii daayay. Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa u fadhiisatay Khamiista Maanta kiiskiisa,waxana ugu dambeyn Boqor Buur Madow [Sii Akhri..]