Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Soo Saaray Wareegto Xilka Qaadis Ah

Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday taliyahii ciidamada nabad sugidda ee gobolka Baay, Ibraahim Isgowe Ibraahim.