Madaxweyne Farmaajo oo diiday in uu Saxiixo Qaraarka Soomaaliya Looga Eryaayo DP-word

Waxa weli horyaala Madaxweyne Farmaajo Saxiixa Go’anka dalka loogaga Macnuucaayo Shirkada DP World oo Labada Aqal ee Dalka saxiixeyn in Shirkadasi la ceyriyo aya waxa uu weli horyala Saxiixisa Madaxweyne Famaajo oo meer meris ku dhameyay waqtigi logu talagalay.

Madaxweyne Farmaajo oo isku diyaarinaayo Shir weyne Jaamacada Carbta ee ka dhacaya Magalada Abu Dhabi aya ka cabsi qaba in hadi uu saxiixo Go’ankasi oo saxiixisa u xayiran shirkadasi ay ka baxeyso dalka.

Shirkaasi aya waxa Madaxweyne Farmaajo uu kaso heleya Dhac Dhac iyo Xoogaa Lacag ah oo uu ka so heleyo kulankaasi,waana arinta uu weli u xayiran saxiixa Go’anka Dalka logaga Mamnucayo Shirkada DP World.

Qorshaha Madaxwewyne Farmaajo aya aha in Jawaari oo dadajiyay Qorshaha Shirkadaasi in Xilka Laga Qaado arintasi oo uu hada Ku guuleystay,waxana jira in hada uu sameyn doono go’aan wax logaga badalaayo qodobadii la soo saaray ee Shirkada Dalka logaga Saaray.

Dhawaan aya la filaya in Madaxweyne Farmaajo uu uu ka qeyb galo shir weynahaasi oo uu lacag Xoogan uu ku soo qaadan doono.