Magaalada Muqdisho oo Halis ugu Jirta In Qaraxyo Ismiidamin Ah ay Ka Dhacaan

Ilo ka mid ah Laamaha ammaanka ayaa ino shegay in ay tuhunsan yihiin labo gaari oo ay ka buuxaan walxaha Qarxa ay Al-Shabaab u soo direen magaalada Mudisho,kuwaasi oo ay doonayaan iney Qaraxyo ku fuliyaan.

Wararka aya shegaya in Al-Shabaab labadaasi gaari ee Qaraxyada ay ka buuxaan ay ka soo abaabuleen Gobolka Shabeelaha hoose.

Dhawan al shabaab aya qarax la beegsadaday dhalinyaro ku sugna Magaalada Baraawe qaraxaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac so garay taagerayashii iyo Ciyartoydi Garonkasi ku sugnaa.

Al-Shabaab ayaa fuliya qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho iyado qaraxyadaasi lagu waxyeleyo Shacabka ku dhaqan Muqdisho.