Qarax Goor Dhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho aya shegaya in Goor dhaweeyd qarax lagu weeraray Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Qaraxan oo aha Bam gacmeed aya waxa uu ka dhacay Xaafada Towfiiq ee dagmada Yaaqshiid gaar ahan Laanta Towfiiq sida goob jogayaal ay shegayaan.

Bom gacmeedkan aya sababay dhawaaca 2 qof oo shacab aha oo ka ag dhawaa halka qaraxa uu ka dhacay ee Laanta Towfiiq ee Yaaqshiid.

Inta badan waxa weeraro nuucan oo kala lagu qaadaa Laamaha Dagmooyinka iyado aysan ciidamada Laamahaasi ku sugan aysan uheysan hub ku filan iyo Ciidan ku Fuilan.