Raiisul Wasaare Kheyre oo Mooshinka Jawaari Ka Dib Diyaarinaya Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa laga gudbiyay mooshin ka dhan ah kaasi oo xilka looga qaadaayo waxaana saxiixay Xildhibaano gaaraya Ilaa Iyo 107

Xildhibaanadda Baarlamaanka ee mooshinka ka diyaariyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,waxaa abaabulay oo gadaal ka riixaya R/wasaare Xassan Cali Kheeyre kaasi oo rabo in Mooshinkiisa lagu Hilmaamo kan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay tani ku noqoneeysaa Fashil,waxaana laga yabaa in R/wasaare Xassan Cali Kheeyre Wajiga Labaad Ee Mooshinka usoo weeciyo farmaajo