Roobab Mahiigaan ah oo Hada ka Da’aayo Magaalada Muqdisho

Ayadoo abaaro ba’an ay ka jiraan Soomaaliya qeybo badan oo ka tirsan ayaa haatan waxaa ka Da’aya Roob kaasi oo Caawa lagu Qaboow-saday

Caawa ayaa korontada meelo badan oo gobolkaa ah la damiyay kadib markii laga baqay inay dhibaato keento maadaama roobab mahiigaan ah ay bilowdeen. hoorayaan.

Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Gobolka banaadir ayaa waxaa la rumeeysan yahay in uu sameeyn ku yeelanaayo Roobka ka Da’aayo Magaalada Muqdisho

Qeeybo ka mid ah Goboladda Dalka Soomaaliya waxaa dhowrkii Bilood ee lasoo dhaafay laga soo tabinaayay Abaaro Saameeyay Dadka Iyo Duunyadda