War Deg Deg ah:-Gudoomiye Jawaari oo iscasilay!!

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka .

Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa Dhowrkii Todobaad ee lasoo dhaafay Waxaa ay isku dhaganaayeen Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya,Waxaana Maanta dib loo dhigay Kullan la doonaayay in Codka Kalsooni kala noqoshadda Loo qaado

Goordhweyd maanta oo ah waxaa uu sheegay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari