Wasiir Mursal oo Hadal uu Shegay Iskugu Dirayo Dowladaha Imaaraadka iyo Soomaaliya

Iyado dhawaan uu wasiirka gaashaan dhiga Soomaaliya uu shegay in ay la wareegayaan Ciidanka Dowlada Imaaraadka ay u tababartay Dowlada Soomaaliya kuwaasi oo ka mid Ciidamada amaanka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/rixmaan oo ay is xigaan Gudoomiyihii Is Casilay ee Golaha Shacabka Prof Jawaari aya waxa uu hada uu sameynaya dagaal ka dhan Dolwada Soomaliya oo uu donayo in uu ku wax yeleyo Xiriirka Dowlada iyo Imaaradka carabta.

Mursal Shiiq C/raxmaan oo ka careysan Gulufka Madaxda ugu sareysa ee ku qaadeyn Prof Jawaari aya waxa gulukiisa ku donaya in uu isu diro Dowladaha imaaradka iyo Soomaaliya.

Dhawaan aya waxa lacag lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyago lacagtaasi Dowlada Imaaradka ay ugu tala galeyn in ay ku bixiyaan Mushaaraadka Ciidanka ay Dowlada u tababareyn ee Muqdisho iyo Garowe ku kala sugan.